Qaamuuska Asalka
dambee
(-beeyay, -baysay)Falmg2
Macnaha
1. Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan. 2. Ka d.: cid xushmadeyn.
Erayo la-mid ah
dambaabasWax xogtooda la ogyahay qarin.dambaabasSheelidda wax xogtooda la ogyahay la qariyo.dambaabasashold dambaabasad.dambaabasoWax xogtooda la ogyahay qarsasho.dambaabburoDhimbilo.dambaaburoDhimbilo yaryar oo dabka ka duulduula.dambacaadCalool u jiifid (qof).dambarCaanaha ugu horreeya neef dhalay laga maalo.

