Qaamuuska Asalka
dambaabburo
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Dhimbilo.
Erayo la-mid ah
dambaabasWax xogtooda la ogyahay qarin.dambaabasSheelidda wax xogtooda la ogyahay la qariyo.dambaabasashold dambaabasad.dambaabasoWax xogtooda la ogyahay qarsasho.dambaaburoDhimbilo yaryar oo dabka ka duulduula.dambacaadCalool u jiifid (qof).dambarCaanaha ugu horreeya neef dhalay laga maalo.dambariNeef dhalay dambar ka lisid.

