Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dambar

MagacLafdheeri

Macnaha

Caanaha ugu horreeya neef dhalay laga maalo.

Erayo la-mid ah

dambaabasWax xogtooda la ogyahay qarin.dambaabasSheelidda wax xogtooda la ogyahay la qariyo.dambaabasashold dambaabasad.dambaabasoWax xogtooda la ogyahay qarsasho.dambaabburoDhimbilo.dambaaburoDhimbilo yaryar oo dabka ka duulduula.dambacaadCalool u jiifid (qof).dambariNeef dhalay dambar ka lisid.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms