Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dambaabas

MagacLafdheeri

Macnaha

Sheelidda wax xogtooda la ogyahay la qariyo.

Erayo la-mid ah

dambaabasashold dambaabasad.dambaabasoWax xogtooda la ogyahay qarsasho.dambaabburoDhimbilo.dambaaburoDhimbilo yaryar oo dabka ka duulduula.dambacaadCalool u jiifid (qof).dambarCaanaha ugu horreeya neef dhalay laga maalo.dambariNeef dhalay dambar ka lisid.dambarinld dambaris.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms