Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

damal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qurac weyn oo har badan. 2. Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal. 3. Caws dumaa ah.

Erayo la-mid ah

damaaciD. ah: qof damac badan.damaanFallaar weyn waranka u eg oo aan dhega lahayn. ld dabaan.damaashaadCiyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maal…damaashaadMaalin taariikh weyn leh ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax…damac1. Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho. 2. Rabitaa…damac1. Hunguri weynaan dheeraad ah wax u yeelasho (cid). 2. Wax …damacsanWax, wax gaar ah damac u hayo ahaansho.damacsanaanld damacsanaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms