Qaamuuska Asalka
damacsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax, wax gaar ah damac u hayo ahaansho.
Erayo la-mid ah
damaaciD. ah: qof damac badan.damaanFallaar weyn waranka u eg oo aan dhega lahayn. ld dabaan.damaashaadCiyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maal…damaashaadMaalin taariikh weyn leh ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax…damac1. Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho. 2. Rabitaa…damac1. Hunguri weynaan dheeraad ah wax u yeelasho (cid). 2. Wax …damacsanaanld damacsanaansho.damacsanaansho/dh ld damacsanaan.

