Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

damac

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho. 2. Rabitaan. 3. ld damcid.

Erayo la-mid ah

damaaciD. ah: qof damac badan.damaanFallaar weyn waranka u eg oo aan dhega lahayn. ld dabaan.damaashaadCiyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maal…damaashaadMaalin taariikh weyn leh ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax…damacsanWax, wax gaar ah damac u hayo ahaansho.damacsanaanld damacsanaansho.damacsanaansho/dh ld damacsanaan.damal1. Qurac weyn oo har badan. 2. Qori weyn qallalan oo la shit…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms