Qaamuuska Asalka
damaaci
MagacLafdheerikh
Macnaha
D. ah: qof damac badan.
Erayo la-mid ah
damaanFallaar weyn waranka u eg oo aan dhega lahayn. ld dabaan.damaashaadCiyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maal…damaashaadMaalin taariikh weyn leh ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax…damac1. Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho. 2. Rabitaa…damac1. Hunguri weynaan dheeraad ah wax u yeelasho (cid). 2. Wax …damacsanWax, wax gaar ah damac u hayo ahaansho.damacsanaanld damacsanaansho.damacsanaansho/dh ld damacsanaan.

