Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dallee

(-leeyay, -laysay)
Falg2

Macnaha

1. Aqal meel naacawi ka soo gasho u yeelid. 2. Cid hoosaasin.

Erayo la-mid ah

dallaal1. D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn. 2.…dallaallimeeMeel dallaallimo ka dhigid.dallaallimoMeel kor ka dadan oo dhinacyaha ka furan oo wax lagu gato am…dallaalnimoDallaal ahaansho.dallaaloIn yar oo caafimaad ah oo qof jirranaa helo.dallaashoKu d.: meel barwaaqo ah ama biyo badan ku keliyaysasho.dallaayad1. ld dallad. Qalab ka samaysan saab bira ah iyo maro ku tol…dallac1. Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay. 2. ld dalli…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms