Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dallaallimo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Meel kor ka dadan oo dhinacyaha ka furan oo wax lagu gato ama la harsado. ld dallaalin.

Erayo la-mid ah

dallaal1. D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn. 2.…dallaallimeeMeel dallaallimo ka dhigid.dallaalnimoDallaal ahaansho.dallaaloIn yar oo caafimaad ah oo qof jirranaa helo.dallaashoKu d.: meel barwaaqo ah ama biyo badan ku keliyaysasho.dallaayad1. ld dallad. Qalab ka samaysan saab bira ah iyo maro ku tol…dallac/mg1 (-cay, -cday; -lici) 1. (f.g) Khudrad, hilib, dufan iwm…dallac1. Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay. 2. ld dalli…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms