Qaamuuska Asalka
dallaalnimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dallaal ahaansho.
Erayo la-mid ah
dallaal1. D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn. 2.…dallaallimeeMeel dallaallimo ka dhigid.dallaallimoMeel kor ka dadan oo dhinacyaha ka furan oo wax lagu gato am…dallaaloIn yar oo caafimaad ah oo qof jirranaa helo.dallaashoKu d.: meel barwaaqo ah ama biyo badan ku keliyaysasho.dallaayad1. ld dallad. Qalab ka samaysan saab bira ah iyo maro ku tol…dallac/mg1 (-cay, -cday; -lici) 1. (f.g) Khudrad, hilib, dufan iwm…dallac1. Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay. 2. ld dalli…

