Qaamuuska Asalka
dallaallimee
(-meeyay, -maysay)Falg2
Macnaha
Meel dallaallimo ka dhigid.
Erayo la-mid ah
dallaal1. D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn. 2.…dallaallimoMeel kor ka dadan oo dhinacyaha ka furan oo wax lagu gato am…dallaalnimoDallaal ahaansho.dallaaloIn yar oo caafimaad ah oo qof jirranaa helo.dallaashoKu d.: meel barwaaqo ah ama biyo badan ku keliyaysasho.dallaayad1. ld dallad. Qalab ka samaysan saab bira ah iyo maro ku tol…dallac/mg1 (-cay, -cday; -lici) 1. (f.g) Khudrad, hilib, dufan iwm…dallac1. Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay. 2. ld dalli…

