Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dadqalnimo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dadqal ahaansho. ld dadqaladnimo.

Erayo la-mid ah

dadqaadD. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.dadqaadnimoDadqaad ahaansho.dadqalNin hilibka dadka cuna.dadqaladDadqalnimo.dadqalatanimoDadqalato ahaansho.dadqalato1. Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta. 2. (m.u) Koox dad …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms