Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dadqalad

MagacLafdheeri

Macnaha

Dadqalnimo.

Erayo la-mid ah

dadqaadD. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.dadqaadnimoDadqaad ahaansho.dadqalNin hilibka dadka cuna.dadqalatanimoDadqalato ahaansho.dadqalato1. Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta. 2. (m.u) Koox dad …dadqalnimoDadqal ahaansho. ld dadqaladnimo.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms