Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dadqaad

(-dyo/-ddo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

D. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.

Erayo la-mid ah

dadqaadnimoDadqaad ahaansho.dadqalNin hilibka dadka cuna.dadqaladDadqalnimo.dadqalatanimoDadqalato ahaansho.dadqalato1. Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta. 2. (m.u) Koox dad …dadqalnimoDadqal ahaansho. ld dadqaladnimo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms