Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dadqalato

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta. 2. (m.u) Koox dad ah oo hilibka dadka cunta.

Erayo la-mid ah

dadqaadD. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.dadqaadnimoDadqaad ahaansho.dadqalNin hilibka dadka cuna.dadqaladDadqalnimo.dadqalatanimoDadqalato ahaansho.dadqalnimoDadqal ahaansho. ld dadqaladnimo.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms