Qaamuuska Asalka
daaro
(-rtay, -ratay)Falg3
Macnaha
1. Wax shidasho (dab, nal, raadiyo,telefishan iwm). 2. Qof tartiib u taabasho.
Erayo la-mid ah
daar1. Xabad. 2. (-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha am…daar1. Wax shidid (dab); wax ifid (nal, feynuus iwm). 2. Taabash…daarad1. Qolka fadhiga ee guriga. 2. Barxadda guriga hortiisa ku t…daaran1. Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, fe…daaran1. Wax la shiday ahaansho (dab); wax la ifay ahaansho (nal, …daardaar1. Dab, nal, dhawr jeer oo isu dhowdhow daarid. 2. Maagid; j…daardaaridld daardaar¹.daardaaroCid gardarro kula kicid.

