Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daardaar

(-ray, -rtay)
Falg1

Macnaha

1. Dab, nal, dhawr jeer oo isu dhowdhow daarid. 2. Maagid; juqjuqayn; daandaansi.

Erayo la-mid ah

daar1. Xabad. 2. (-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha am…daar1. Wax shidid (dab); wax ifid (nal, feynuus iwm). 2. Taabash…daarad1. Qolka fadhiga ee guriga. 2. Barxadda guriga hortiisa ku t…daaran1. Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, fe…daaran1. Wax la shiday ahaansho (dab); wax la ifay ahaansho (nal, …daardaaridld daardaar¹.daardaaroCid gardarro kula kicid.daardhuuqDheef ama waxtar kale oo yar oon la ogeyn oo qof haysta.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms