Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daaran

(-rmay, -rantay; -rmi)
Falmg1

Macnaha

1. Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, feynuus iwm). 2. Wax hadlay ama muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm).

Erayo la-mid ah

daar1. Xabad. 2. (-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha am…daar1. Wax shidid (dab); wax ifid (nal, feynuus iwm). 2. Taabash…daarad1. Qolka fadhiga ee guriga. 2. Barxadda guriga hortiisa ku t…daardaar1. Dab, nal, dhawr jeer oo isu dhowdhow daarid. 2. Maagid; j…daardaaridld daardaar¹.daardaaroCid gardarro kula kicid.daardhuuqDheef ama waxtar kale oo yar oon la ogeyn oo qof haysta.daariXiddig xiddigaha ka mid ah.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms