Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

daar

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xabad. 2. (-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha ama haanta. 3. (-rar, m.l) Cuf yar oo la geliyo daloolka haruubka dhiisha ama haanta. 4. Hilib jiir ah oo sararta inteeda dambe ee araxda xigta saaran.

Erayo la-mid ah

daarad1. Qolka fadhiga ee guriga. 2. Barxadda guriga hortiisa ku t…daaran1. Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, fe…daaran1. Wax la shiday ahaansho (dab); wax la ifay ahaansho (nal, …daardaar1. Dab, nal, dhawr jeer oo isu dhowdhow daarid. 2. Maagid; j…daardaaridld daardaar¹.daardaaroCid gardarro kula kicid.daardhuuqDheef ama waxtar kale oo yar oon la ogeyn oo qof haysta.daariXiddig xiddigaha ka mid ah.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms