Qaamuuska Asalka
daangeysasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld daangeysad.
Erayo la-mid ah
daanAfka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.daanWebi, tog iwm labada dhinac midkood.daan(c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama c…daandaamiFeer, laad iwm cid ku wareerin.daandaamidld daandaan¹ (2).daandaanTabardarro awgeed dhicdhicid.daandaan1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaam…daandaansanWax wareersan ahaansho (nafley).

