Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cusbow

(-baaday, -baatay)
Falmg3

Macnaha

Wax cusbadu ku badatay noqosho.

Erayo la-mid ah

cusbaanld cusayb (3), cusbaansho.cusbaansho/dh eeg cusbow. ld cusbaan.cusballabNooc cusbada ka mid ah oo dawo ahaan carruurta yaryar dabada…cusbaysan1. Wax cusbo lagu daray ahaansho (cunto). 2. Wax cusbo la ma…cusbaysnaanld cusbaysnaan.cusbaysnaansho/dh ld cusbaysnaan.cusbee1. Cunto cusbo ku darid. 2. Harag cusbo marin. 3. Ilmo, daba…cusboWax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. D…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms