Qaamuuska Asalka
cusbo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.
Erayo la-mid ah
cusbaanld cusayb (3), cusbaansho.cusbaansho/dh eeg cusbow. ld cusbaan.cusballabNooc cusbada ka mid ah oo dawo ahaan carruurta yaryar dabada…cusbaysan1. Wax cusbo lagu daray ahaansho (cunto). 2. Wax cusbo la ma…cusbaysnaanld cusbaysnaan.cusbaysnaansho/dh ld cusbaysnaan.cusbee1. Cunto cusbo ku darid. 2. Harag cusbo marin. 3. Ilmo, daba…cusbo-beysaysan(kiim.) Iskudhis u dhexeeya caadiga ah iyo haydarogsaydhka a…

