Qaamuuska Asalka
cusballab
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Nooc cusbada ka mid ah oo dawo ahaan carruurta yaryar dabada looga xoqo.
Erayo la-mid ah
cusbaanld cusayb (3), cusbaansho.cusbaansho/dh eeg cusbow. ld cusbaan.cusbaysan1. Wax cusbo lagu daray ahaansho (cunto). 2. Wax cusbo la ma…cusbaysnaanld cusbaysnaan.cusbaysnaansho/dh ld cusbaysnaan.cusbee1. Cunto cusbo ku darid. 2. Harag cusbo marin. 3. Ilmo, daba…cusboIskudhis ka kooban xidishe asiidh iyo mid beys, ama iskudhis…cusboWax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. D…

