Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cusbee

(-beeyay, -baysay)
Falg2

Macnaha

1. Cunto cusbo ku darid. 2. Harag cusbo marin. 3. Ilmo, dabada cusbo kaga xoqid si loogu daaweeyo.

Erayo la-mid ah

cusbaanld cusayb (3), cusbaansho.cusbaansho/dh eeg cusbow. ld cusbaan.cusballabNooc cusbada ka mid ah oo dawo ahaan carruurta yaryar dabada…cusbaysan1. Wax cusbo lagu daray ahaansho (cunto). 2. Wax cusbo la ma…cusbaysnaanld cusbaysnaan.cusbaysnaansho/dh ld cusbaysnaan.cusboIskudhis ka kooban xidishe asiidh iyo mid beys, ama iskudhis…cusboWax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. D…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms