Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

curyaansan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

1. Qof xanniban oo wax u suurtaggeli waayeen ahaansho. 2. Hawl, wax xannibaadi gashay ahaansho.

Erayo la-mid ah

curyaami1. Curyaan ka dhigid. 2. Hawl, arrin iwm xannibid.curyaaminld curyaamis.curyaan1. Qof labada lugood beelay. 2. Hawl socon waayday.curyaanQof labada lugood beelid.curyaanadQof haween ah oo labada lugood la'.curyaannimoCuryaan ahaansho.curyaansanaanld curyaansanaansho.curyaansanaansho/dh ld curyaansanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms