Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

curyaami

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Curyaan ka dhigid. 2. Hawl, arrin iwm xannibid.

Erayo la-mid ah

curyaaminld curyaamis.curyaan1. Qof labada lugood beelay. 2. Hawl socon waayday.curyaanQof labada lugood beelid.curyaanadQof haween ah oo labada lugood la'.curyaannimoCuryaan ahaansho.curyaansan1. Qof xanniban oo wax u suurtaggeli waayeen ahaansho. 2. Ha…curyaansanaanld curyaansanaansho.curyaansanaansho/dh ld curyaansanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms