Qaamuuska Asalka
curyaanad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qof haween ah oo labada lugood la'.
Erayo la-mid ah
curyaami1. Curyaan ka dhigid. 2. Hawl, arrin iwm xannibid.curyaaminld curyaamis.curyaan1. Qof labada lugood beelay. 2. Hawl socon waayday.curyaanQof labada lugood beelid.curyaannimoCuryaan ahaansho.curyaansan1. Qof xanniban oo wax u suurtaggeli waayeen ahaansho. 2. Ha…curyaansanaanld curyaansanaansho.curyaansanaansho/dh ld curyaansanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
