Qaamuuska Asalka
curyaamin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld curyaamis.
Erayo la-mid ah
curyaami1. Curyaan ka dhigid. 2. Hawl, arrin iwm xannibid.curyaan1. Qof labada lugood beelay. 2. Hawl socon waayday.curyaanQof labada lugood beelid.curyaanadQof haween ah oo labada lugood la'.curyaannimoCuryaan ahaansho.curyaansan1. Qof xanniban oo wax u suurtaggeli waayeen ahaansho. 2. Ha…curyaansanaanld curyaansanaansho.curyaansanaansho/dh ld curyaansanaan.

