Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cun

(-nay, -ntay)
Falg1

Macnaha

1. Cunto quudasho. 2. Qaniinyo wax ku yeelid. 3. Cayayaan, nafley dhiig ka jaqid. 4. Cid il wax ku yeelid. 5. Ciyaar turub haad, haad kale oo ka adag ku qaadasho.

Erayo la-mid ah

cunaaC. ah: qof aad u cir weyn.cunaabiKuul laga sameeyey xabagta maydiga oo la warshadeeyey oo dum…cunabbararJirro ku dhacda dhuunta oo bararisa.cunaggubyoXanfafka ka dhasha waxyaalo kulul oo la liqay.cunaggubyooCunaggubyo dareemid.cunanWax la cunay ahaansho.cunaqabataynld cunaqabad, cunaqabasho.cunaqabateeKa c.: cid waxay u baahanayd u diidid (siiba xag dhaqaale). …
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms