Qaamuuska Asalka
cunaabi
(-iyo, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Kuul laga sameeyey xabagta maydiga oo la warshadeeyey oo dumarku qoorta ku xirtaan.
Erayo la-mid ah
cunaaC. ah: qof aad u cir weyn.cunabbararJirro ku dhacda dhuunta oo bararisa.cunaggubyoXanfafka ka dhasha waxyaalo kulul oo la liqay.cunaggubyooCunaggubyo dareemid.cunanWax la cunay ahaansho.cunaqabataynld cunaqabad, cunaqabasho.cunaqabateeKa c.: cid waxay u baahanayd u diidid (siiba xag dhaqaale). …cunaqabatoDiidmada loo diido cid waxay u baahnayd (sida dhaqaalaha).

