Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cunaqabatee

(-teeyay, taysay)
Falmg2

Macnaha

Ka c.: cid waxay u baahanayd u diidid (siiba xag dhaqaale). ld cunaqabo (2).

Erayo la-mid ah

cunaaC. ah: qof aad u cir weyn.cunaabiKuul laga sameeyey xabagta maydiga oo la warshadeeyey oo dum…cunabbararJirro ku dhacda dhuunta oo bararisa.cunaggubyoXanfafka ka dhasha waxyaalo kulul oo la liqay.cunaggubyooCunaggubyo dareemid.cunanWax la cunay ahaansho.cunaqabataynld cunaqabad, cunaqabasho.cunaqabatoDiidmada loo diido cid waxay u baahnayd (sida dhaqaalaha).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms