Qaamuuska Asalka
cunaqabatayn
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld cunaqabad, cunaqabasho.
Erayo la-mid ah
cunaaC. ah: qof aad u cir weyn.cunaabiKuul laga sameeyey xabagta maydiga oo la warshadeeyey oo dum…cunabbararJirro ku dhacda dhuunta oo bararisa.cunaggubyoXanfafka ka dhasha waxyaalo kulul oo la liqay.cunaggubyooCunaggubyo dareemid.cunanWax la cunay ahaansho.cunaqabateeKa c.: cid waxay u baahanayd u diidid (siiba xag dhaqaale). …cunaqabatoDiidmada loo diido cid waxay u baahnayd (sida dhaqaalaha).

