Qaamuuska Asalka
cirroole
(-layaal m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof gaboobay.
Erayo la-mid ah
cirrannuugYaraan; guridambays; sug.cirraysoCirro yeelasho.cirreeWax ama qof cirroole ka dhigid.cirridHilibka ku yaal labada fuq ee afka nafleyda oo ilkaha haya.cirridSooh xiriirka iyo xuubka daboola (mucous membrane) oo isku h…cirridbaarWar ama xog lagu tuhmayo inuu wax ka ogyahay, qof si dadban …cirroTimo caddaaday oo ka baxa madaxa ama garka.cirrowyeelasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
