Qaamuuska Asalka
cirridbaar
(-ray, -rtay)Falmg1
Macnaha
War ama xog lagu tuhmayo inuu wax ka ogyahay, qof si dadban u weyddiin.
Erayo la-mid ah
cirrannuugYaraan; guridambays; sug.cirraysoCirro yeelasho.cirreeWax ama qof cirroole ka dhigid.cirridHilibka ku yaal labada fuq ee afka nafleyda oo ilkaha haya.cirridSooh xiriirka iyo xuubka daboola (mucous membrane) oo isku h…cirroTimo caddaaday oo ka baxa madaxa ama garka.cirrooleQof gaboobay.cirrowyeelasho.

