Qaamuuska Asalka
cirrayso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
Cirro yeelasho.
Erayo la-mid ah
cirrannuugYaraan; guridambays; sug.cirreeWax ama qof cirroole ka dhigid.cirridHilibka ku yaal labada fuq ee afka nafleyda oo ilkaha haya.cirridSooh xiriirka iyo xuubka daboola (mucous membrane) oo isku h…cirridbaarWar ama xog lagu tuhmayo inuu wax ka ogyahay, qof si dadban …cirroTimo caddaaday oo ka baxa madaxa ama garka.cirrooleQof gaboobay.cirrowyeelasho.

