Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cirro

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Timo caddaaday oo ka baxa madaxa ama garka.

Erayo la-mid ah

cirrannuugYaraan; guridambays; sug.cirraysoCirro yeelasho.cirreeWax ama qof cirroole ka dhigid.cirridHilibka ku yaal labada fuq ee afka nafleyda oo ilkaha haya.cirridSooh xiriirka iyo xuubka daboola (mucous membrane) oo isku h…cirridbaarWar ama xog lagu tuhmayo inuu wax ka ogyahay, qof si dadban …cirrooleQof gaboobay.cirrowyeelasho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms