Qaamuuska Asalka
cimilo-badeed
(juqr.)MagacLafdheeri
Macnaha
Cimilo si weyn ay u saamayso dhawaanta baddu, taas oo siinaysa xagaa gamooje ah iyo jilaal diiran. Taasna waxaa ugu wacan awoodda haynta kulka oo ay kala duwanyihiin dhulka iyo biyuhu. Badda dhulka ayaa ka hor kululaada kana hor qabooba, saamaynteeduna waxay abuurtaa cimilo isu ekaan karta.
Erayo la-mid ah
cimil1. Meel loogu dhuunto ugaarta marka la doonaayo in gaadmo la…cimilada-baddadhexeNooc cimilo oo ay helaan dhulalka saaran Badda Dhexe, iyo go…cimilada-lamaddegaankaNooca cimilada ee dhulka oomanaha ah, amase aan helin qoyaan…cimilgal1. Dabin; laqdabo: dhagar. 2. ld cilmigelid.cimilgalU c.: nafley si loo dago cimil ugu dhuumasho.cimilgelidld cimilgal¹ (2).cimiloXaaladaha kala duwan ee jawi oo meeli leedahay.cimilo-badhaaleNooca cimilo ee laga helo dhulalka hoose ee u dhexeya loolka…

