Qaamuuska Asalka
cimil
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Meel loogu dhuunto ugaarta marka la doonaayo in gaadmo lagu dilo. 2. Dhismo yar oo dulduleelo wax laga toogto leh, oo cadawga loogu gabbado.
Erayo la-mid ah
cimilada-baddadhexeNooc cimilo oo ay helaan dhulalka saaran Badda Dhexe, iyo go…cimilada-lamaddegaankaNooca cimilada ee dhulka oomanaha ah, amase aan helin qoyaan…cimilgal1. Dabin; laqdabo: dhagar. 2. ld cilmigelid.cimilgalU c.: nafley si loo dago cimil ugu dhuumasho.cimilgelidld cimilgal¹ (2).cimiloXaaladaha kala duwan ee jawi oo meeli leedahay.cimilo-badeedCimilo si weyn ay u saamayso dhawaanta baddu, taas oo siinay…cimilo-badhaaleNooca cimilo ee laga helo dhulalka hoose ee u dhexeya loolka…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
