Qaamuuska Asalka
cimilada-lamaddegaanka
(juqr.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Nooca cimilada ee dhulka oomanaha ah, amase aan helin qoyaan iyo roob joogto ah. Cimiladani waxa ay dhacdaa oo laga helaa loolal badan dhexdooda. Waxaase ugu caansan tan kulaaleyda iyo tan loolalka dhexe. Qoyaanka lagu asteeyaana waa 250mm (10 in) inkasta oo qoyaankaasi ku filanyahay inuu kaymo ka saaro waqooyiyada kanada iyo Saybeeriya.
Erayo la-mid ah
cimil1. Meel loogu dhuunto ugaarta marka la doonaayo in gaadmo la…cimilada-baddadhexeNooc cimilo oo ay helaan dhulalka saaran Badda Dhexe, iyo go…cimilgal1. Dabin; laqdabo: dhagar. 2. ld cilmigelid.cimilgalU c.: nafley si loo dago cimil ugu dhuumasho.cimilgelidld cimilgal¹ (2).cimiloXaaladaha kala duwan ee jawi oo meeli leedahay.cimilo-badeedCimilo si weyn ay u saamayso dhawaanta baddu, taas oo siinay…cimilo-badhaaleNooca cimilo ee laga helo dhulalka hoose ee u dhexeya loolka…

