Qaamuuska Asalka
ciirsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax awood yari dartii la liicay ahaansho.
Erayo la-mid ah
ciir1. Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca. 2. ld ci…ciirWax miisaankiisa dhan u iilasho.ciirCaano subaggii laga baxshay oo dhanaan.ciiradCiil.ciiraysanWax ciiro qarisay ahaansho.ciiraysnaanld ciiraysnaansho.ciiraysnaansho/dh ld ciiraysnaan.ciirayso1. Wax ciiro yeelasho. 2. Cid, ciir doonasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
