Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ciirayso

(-stay, -satay)
Falmg3

Macnaha

1. Wax ciiro yeelasho. 2. Cid, ciir doonasho.

Erayo la-mid ah

ciir1. Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca. 2. ld ci…ciirWax miisaankiisa dhan u iilasho.ciirCaano subaggii laga baxshay oo dhanaan.ciiradCiil.ciiraysanWax ciiro qarisay ahaansho.ciiraysnaanld ciiraysnaansho.ciiraysnaansho/dh ld ciiraysnaan.ciirciir1. Sabbayn; daandaamid; dheeldheelid. 2. Gaasirid, isdhimid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms