Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ciir

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca. 2. ld ciirid.

Erayo la-mid ah

ciiradCiil.ciiraysanWax ciiro qarisay ahaansho.ciiraysnaanld ciiraysnaansho.ciiraysnaansho/dh ld ciiraysnaan.ciirayso1. Wax ciiro yeelasho. 2. Cid, ciir doonasho.ciirciir1. Sabbayn; daandaamid; dheeldheelid. 2. Gaasirid, isdhimid.ciireeWax ciiro u yeelid.ciiridld ciir¹ (2).
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms