Qaamuuska Asalka
ciiraysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Wax ciiro qarisay ahaansho.
Erayo la-mid ah
ciir1. Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca. 2. ld ci…ciirWax miisaankiisa dhan u iilasho.ciirCaano subaggii laga baxshay oo dhanaan.ciiradCiil.ciiraysnaanld ciiraysnaansho.ciiraysnaansho/dh ld ciiraysnaan.ciirayso1. Wax ciiro yeelasho. 2. Cid, ciir doonasho.ciirciir1. Sabbayn; daandaamid; dheeldheelid. 2. Gaasirid, isdhimid.

