Qaamuuska Asalka
carraggoys
MagacLafdheeri
Macnaha
1. C. ah: roob xoog badan oo dhulka bohola ka jeexa. 2. Xaro cusub aan degel hore ahayn. 3. ld carraggoyn.
Erayo la-mid ah
carraabi1. Wax galab meel u kaxayn. 2. Marti is dhaafin.carraabid1. eeg carrow. 2. eeg carraaw.carraabinld carraabis.carraaboSocod goor galab ah meel laga tago iyadoo meel kale la higsa…carraawGalab meel u socosho. ld carrow (2).carrab1. Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dh…carrabbaab/mg1 (-bay, -btay) 1. (f.g) Wax xusid ama sheegid. 2. (f.mg)…carrabbaabGefka carrabka; halmaan. ld carrabbow¹.

