Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

carraabi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax galab meel u kaxayn. 2. Marti is dhaafin.

Erayo la-mid ah

carraabid1. eeg carrow. 2. eeg carraaw.carraabinld carraabis.carraaboSocod goor galab ah meel laga tago iyadoo meel kale la higsa…carraawGalab meel u socosho. ld carrow (2).carrab1. Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dh…carrabbaab/mg1 (-bay, -btay) 1. (f.g) Wax xusid ama sheegid. 2. (f.mg)…carrabbaabGefka carrabka; halmaan. ld carrabbow¹.carrabbow/mg1 (-oobay, -oowday; -oobi)ld carrabbaab².
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms