Qaamuuska Asalka
carrab
(-bo/-byo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka. 2. C. ku dhufasho: carrabbaabid. 3. C. macaan: hadal macaan.
Erayo la-mid ah
carraabi1. Wax galab meel u kaxayn. 2. Marti is dhaafin.carraabid1. eeg carrow. 2. eeg carraaw.carraabinld carraabis.carraaboSocod goor galab ah meel laga tago iyadoo meel kale la higsa…carraawGalab meel u socosho. ld carrow (2).carrabbaab/mg1 (-bay, -btay) 1. (f.g) Wax xusid ama sheegid. 2. (f.mg)…carrabbaabGefka carrabka; halmaan. ld carrabbow¹.carrabbow/mg1 (-oobay, -oowday; -oobi)ld carrabbaab².

