Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

carrabbaab

MagacLafdheeri

Macnaha

Gefka carrabka; halmaan. ld carrabbow¹.

Erayo la-mid ah

carraabi1. Wax galab meel u kaxayn. 2. Marti is dhaafin.carraabid1. eeg carrow. 2. eeg carraaw.carraabinld carraabis.carraaboSocod goor galab ah meel laga tago iyadoo meel kale la higsa…carraawGalab meel u socosho. ld carrow (2).carrab1. Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dh…carrabbow/mg1 (-oobay, -oowday; -oobi)ld carrabbaab².carrabcadDhasha xoolaha oo caananuugga ah oo aan weli daaqid gaarin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms