Qaamuuska Asalka
carabee
(-beeyay, -baysay)Falg2
Macnaha
1. Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid. 2. Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
Erayo la-mid ah
caraacar1. Geed nagaar leh qodaxyo kuwa tiinka u eg oo ka baxa meela…caraadiQof dagaal ku guubaabin.caraatamidld caraatan¹.caraatanKaftan suugaantiisu sarreyso laba dhallinyaro (wiil iyo gaba…caraatanKaftan suugaaneed cay ah oon laga caroon oo wiilasha iyo gab…carab1. Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay. …carabaynld carabiyeyn.carabbaabba'Degganaan ka muuqata qof caro haysay ka tirantay.

