Qaamuuska Asalka
caraatan
MagacLafdheeri
Macnaha
Kaftan suugaaneed cay ah oon laga caroon oo wiilasha iyo gabdhaha isdhaafsata; yooyootan. ld caraatamid.
Erayo la-mid ah
caraacar1. Geed nagaar leh qodaxyo kuwa tiinka u eg oo ka baxa meela…caraadiQof dagaal ku guubaabin.caraatamidld caraatan¹.carab1. Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay. …carabaynld carabiyeyn.carabbaabba'Degganaan ka muuqata qof caro haysay ka tirantay.carabbaabba'Qof caro haysay ka tirmid.carabbaabbi'id'².
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
